Foto: Samme Bogad/SR
COVID-19 IYO RINKEBY.

Fadumo: Fayruskan faafaya waa in waayeelka laga taxadaro

Publicerad 5 nov 2020 · kl 16:59 · 3:54 min
  • Sida aad wararka ku maqleeyseen toddobaadyadii tagey feyruuska corona ayaa si xoogan ugu fidaya bulshadda.
  • Xaafadda Rinkeby ayey dad badani ugu geeriyoodeen covid-19 horraantii iyo bartamihii sannadka, iyaddoona uu Raadiyaha Sweden laantiisa afka soomaaligu warreeysi la yeeshay dad xaafaddaa ku dhaqan iyo sida ay u arkaan xaaladdan cusub.
  • Sidee la iskaga difaaci kara si aanay xaaladdii markaas tagneeyd dib ugu soo laaban?
Mona Ismail Jamamona.ismail_jama@sverigesradio.seRadio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAnsvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.

Mer om hur vi bedriver vårt arbete

Senaste sändningen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen