"Cali" Foto: Margareta Svensson/SRMargareta Svenssonmargareta.svensson@sverigesradio.seRadio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAnsvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
QAXOOTIGA
Cali ayaa magangelyo uu Sweden ka waayay ka heley faransiiska
Publicerad 13 juli 2020 · kl 15:56 · 2:33 min
Qaar badan oo ka mida dhalinyarada Afgaanka ee waalid la’aanta ku yimid Sweden 2015 oo qaxootiga badan uu dalka soo gaarey, isla markaana diidmada ku helay dalabkoodii magangelyo doon ayaa kadib deggenaansho ka heley dalka Faransiiska oo ey magangelyo ka codsadeen.
Cali oo dhalinyaradaa ka mid ahaa ayaa hadda ku nool magaalada Marseille.
– Waxan saddex jeer diidmo ku heley Iswiidhen oo iskuulkii aan ka haray.
Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Mer om hur vi bedriver vårt arbete