Löfven oo dawladdiisa ku soo daray saddex wasiirna ka casilay
Karolina Skog iyo Peter Eriksson oo labaduba ka tir-san yihiin xisbiga Miljö Partiet iyo Ann Linde oo ka tir-san xisbiga Socialdemokraterna ayaa lagu soo daray xubnaha dawladda uu Stefan Löfven maanta soo ban-dhigey. Halka dhanka kale qaar ka mid ah wasiirradii hore loo dhiibey jagooyin ka duwan kuwii ey horey u hayeen.
Magacyada dawladda cusub ee Stefav Löfvens
Stefan Löfven
Madaxa dawladda
Ibrahim Baylan
Wasiirka isku duwidda howlaha dawladda (Cusayb)
Wasaaradda suuqa shaqada
Wasiirka suuqa shaqada iyo shaqaaleeynta ajaaniibta
Ylva Johansson
Wasaaradda maaliyadda
Magdalena Andersson
Wasiirka maaliyadda
Per Bolund
Wasiirka suuqa dhaqaalaha iyo macaamiisha
Ardalan Shekarabi
Wasiirka howlaha bulshada
Wasaaradda difaaca
Peter Hultqvist
Wasiirka difaaca
Wasaaradda cadaaladda
Morgan Johansson
Wasiirka cadaaladda iyo socdaalka
Anders Ygeman
Wasiirka arrimmaha gudaha
Wasaaradda hiddaha iyo dhaqanka
Dhaqanka, saxaafadda, xuquuqda bani’aadamka iyo diimaha
Alice Bah Kuhnke
Wasiirka dhaqanka iyo dimoqoraadiyadda
Wasaaradda cimilada iyo tamarta
Howlaha dawladda ee cimilada iyo iyo siyaasadda tamarta.
Karolina Skog (Cusub)
Wasiirka cimilada
Ibrahim Baylan
Wasiirka tamarta
Wasaaradda manaafacaadka
Manaafacaadka, guryaha iyo gaadiidka, digitalisering, kobcinta iyo siyaasadda gobollada iyo degmooyinka.
Mikael Damberg
Wasiirka manaafacaadka iyo fikirrada cusub (innovationsminister)
Anna Johansson
Wasiirka kaabeyaasha
Sven-Erik Bucht
Wasiirka howlaha miyiga
Peter Eriksson (NY)
Wasiirka guriyeeynta
Wasaaradda bulshada
Xannaaneeynta bulshada, ceeymiska bulshada, sinnaanta iyo ciyaaraha.
Annika Strandhäll
Wasiirka ceeymiska bulshada
Åsa Regnér
Wasiirka dhallaanka-waayeelka iyo sinnaanta
Gabriel Wikström
Wasiirka caafimaadka, isbitaaladda iyo ciyaaraha
Wasaaradda wax-barashada
Wax-barashada, cilmi-baarista iyo siyaasadda dhallin-yarada.
Gustav Fridolin
Wasiirka tacliintaUtbildningsminister
Helene Hellmark Knutsson
Wasiirka tacliinta sare iyo cilmi baarista
Aida Hadzialic
Wasiirka dugsiyada sare iyo kor u qaadista aqoonta.
Wasaaradda arrimmaha dibadda
Siyaasadda arrimmaha dibadda, taageerada caalamiga-cimilada iyo ganacsiga dibadda.
Margot Wallström
Wasiirka arrimmaha dibadda
Isabella Lövin (Nya uppdrag)
Cimilada, kaalmada caalamiga iyo ku simaha madaxa dawladda.
Ann Linde (Cusayb)
Wasiirka xiriirka EU iyo ganacsiga dibadda
Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Mer om hur vi bedriver vårt arbete