Miisaaniyaddii EU-da oo qalinka lagu duugey

Publicerad 8 feb 2013 · kl 16:49

Hogaamiyeyaasha 27-ka dal ee xubinta ka ah ururka Midowga Yurub ayaa qalinka ku duugey heshiiska miisaaniyadda toddobada sannadood ee foodda innagu soo haya. Hogaamiyaha guddiga talada ee ururka Van Rompuy ayaa qoray inay ahayd mid macne ku fadhida in aan lagu kala kicin kulanka hogaamiyeyaasha uga socdey magaalada Brugsel.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenAnsvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.

Mer om hur vi bedriver vårt arbete

Senaste sändningen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen