Ammaanka Warshadaha Korontada Atoomigga oo la Dallacey
Publicerad 21 juni 2012 · kl 08:52
Arbacadii ayaa laga helay aalad waxyaabaha qarxa warshadda korontadda ee quwadda atoomiga Ringhals mar indha-indheeyn caadiya lagu sameeynayey warshadda.
Dhacdadaa kadib ayaa kor loo qaadey dhammaan heer-kulkii ammaan. Illaa iyo hadda gacan laguma hayo cid lagu tuhunsan yahay falkaa,, haseyeeshee kor loo qaaday dhammaan baaritaankii ammaan ee warshadda sida uu sheegey Gösta Larsen, madaxa laanta war-bixinta ee warshadda korontada ee ku howl-gasha quwadda nukliyerka ee Ringhals.
Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Mer om hur vi bedriver vårt arbete