CODKA Arbaco 2007-01-10
Publicerad 10 jan 2007 · kl 15:28
Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.
- Goobo ka tirsan dalkan Iswiidhen oo debylo waxyeeleeyeen iyo 56 000 oo guri oo ku leyr beeley.
- Qaxootiga magangelyo doonka ah oo dalkan ku soo badanayay maalinba maalinta ka dambeysa. Maxaa iska badaley shuruucdii heyadda socdaalka?.
- Xaaladda Soomaaliya iyo soomaali reer iswiidhen ah oo lafahooda kala soo cararey Soomaaliya.
Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Mer om hur vi bedriver vårt arbete